Wajir South MP Maxamed Adow oo Kulan La Qaatay Ardayda Jaamacadda Islaamiga ah ee Kenya – Garissa.
NEP TODAY TV
0:00 / 0:00
Wajir South MP Maxamed Adow oo Kulan La Qaatay Ardayda Jaamacadda Islaamiga ah ee Kenya – Garissa.
283 просмотра · 2 месяца назад
NEP TODAY TV
9,97 тыс. подписчиков
283 просмотра · 2 месяца назад
Garissa, Kenya – Xildhibaanka Deegaanka Wajir South, Mudane Maxamed Adow ayaa kulan muhiim ah oo isugu jiray dhiirrigelin, wada-tashi iyo is-dhexgal la yeeshay ardayda wax ka barata Jaamacadda Islaamiga ah ee Kenya (Garissa Campus).