Soo Noolaynta Muuska | Reviving the Somali Banana
SATG Filsan
0:00 / 0:00
Soo Noolaynta Muuska | Reviving the Somali Banana
2 178 просмотров · 5 лет назад
SATG Filsan
6,5 тыс. подписчиков
2 178 просмотров · 5 лет назад
Soomaaliya waxaa ay horey udub dhexaad ugu ahayd dhoofinta muuska Afrika. Iyadoo warshadaha ay ka shaqeynaayeen in ka badan 120,000 oo shaqaale ah iyo dhoofinta oo u dhigantay 96 Milyan US Dollar. Soosaarka muuska Soomaaliya wuxuu gaaray meeshii ugu sarreysay intii u dhexaysay 1987-1990 oo inta badan loo dhoofinjiray Talyaaniga iyo dalalka Carabta.