Перейти к содержимому

WAXAAN BOOQDAY MAGAALADA LUUQ 🇸🇴 JASIIRADDA CAGAARAN

Geedi Sahan - Somali Traveler и LUQMAN SHOW

0:00 / 0:00

WAXAAN BOOQDAY MAGAALADA LUUQ 🇸🇴 JASIIRADDA CAGAARAN

47 852 просмотра · 8 часов назад
Geedi Sahan - Somali Traveler и LUQMAN SHOW
47 852 просмотра · 8 часов назад
Safarkan waxaan ku booqday magaalada Luuq Ganane ee Gobolka Gedo, Soomaaliya. Luuq waa magaalo taariikhi ah oo caan ku ah in Webiga Jubba uu hareereeyo. Intii aan safarka ku guda jiray, waxaan booqday Qalcadda qadiimiga ah ee Luuq, oo ka mid ah goobaha taariikhiga ah ee magaalada. Sidoo kale, waxaan tagay beeraha liin dhanaanta laga duufiyo. ========================================== Follow me: Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan Facebook:   / geedisahan   Instagram: https:   / geedisahan   ==============================================