Maxamed Mooge | Suubban 37
HIBAALE Lyrics
0:00 / 0:00
Maxamed Mooge | Suubban 37
7 779 просмотров · 3 г. назад
HIBAALE Lyrics
5,34 тыс. подписчиков
7 779 просмотров · 3 г. назад
Riwaayaddii “Aqoon Iyo Afgarad” waa shaac baxday. Wax hadba magaalo lagu dhigana, Cabdi Qays oo Jabuuti jooga ayay gaadhay riwaayaddii. Canjaladihii heesuhu ku duubnaayeen mar haddii uu dhegaystay, waxa uu kala baxay heestan ‘Saxarla’ ee marka horeba yaabka lahayd. Heestii ayaa inta uu dhan walba iska taagay, ayuu jawaab waafiya saaxiibkii siinayaa. Waxa uu ku leeyahay, 'Inantii aad i sug lahayd ayaannu kulannayoo, Jabuuti ayaan ku arkay iyada oo nin ladani inta uu guursaday aan warkaaga hayn. Arrimihiinii jacaylka haddii aan weyddii idhina, wakhtigii la isa sugi jiray ama la isku samri jiray waa dhammaaday ayay tidhi buu leeyahay'. Heeskan oo iyadana markii hore uu Cabdi Qays qaaday laxankana u sameeyay, ayaa waxa ay ka mid tahay iyada iyo saddexdii horreeyay ba, ibo’furka silsiladdii caanka ahayd ee “Siinley” taas oo markii danbe dalka oo dhan ku baahday guud ahaan: