Перейти к содержимому

Ma Tahay Macallinkan? | Aqoon Raadis

Aqoon Raadis

0:00 / 0:00

Ma Tahay Macallinkan? | Aqoon Raadis

2 652 просмотра · 3 дня назад
Aqoon Raadis
435 подписчиков
2 652 просмотра · 3 дня назад
Macallinnimadu ma aha oo keliya in ardayga cashar loo dhigo. Macallinka wanaagsan wuxuu door weyn ku leeyahay waxbarashada, barbaarinta iyo mustaqbalka ardayga. Muuqaalkan, Macallin Xasan wuxuu kaga hadlayaa waajibaadka iyo astaamaha macallinka wanaagsan, xiriirka macallinka iyo ardayga, iyo aqoonta iyo xirfadaha looga baahan yahay qofka wax baraya dadka kale. Waxaan sidoo kale ku eegaynaa Afarta T: Taageere, Tilmaame, Turxaan-bixiye iyo qodobbo kale oo muhiim u ah macallinka iyo waalidka.