Перейти к содержимому

Aqoonsiga Somaliland Maxuu Beddeley? Soomaaliya, Itoobiya & Loolanka Quwadaha — Fursad Cusub?

Arabsiyo News

0:00 / 0:00

Aqoonsiga Somaliland Maxuu Beddeley? Soomaaliya, Itoobiya & Loolanka Quwadaha — Fursad Cusub?

4 803 просмотра · 1 день назад
Arabsiyo News
280 тыс. подписчиков
4 803 просмотра · 1 день назад
Aqoonsiga Somaliland Maxuu Beddeley? Soomaaliya, Itoobiya iyo loolanka quwadaha maxay ka beddeleen miisaanka istiraatiijiga ah ee Somaliland? Fursadaha cusub ee ka dhalan kara goobta juquraafiyeed ee Somaliland, iyo sida ay uga faa’iidaysan karto isbeddellada ka socda Geeska Afrika iyo Badda Cas. Qaybtan waxaa falanqaynaya Danjire Baashe Cawil Cumar, oo hore u soo noqday Safiirka Somaliland ee Imaaraadka Carabta iyo Kenya, isla markaana khibrad u leh arrimaha diblomaasiyadda iyo xiriirka gobolka. #Somaliland #AqoonsigaSomaliland #BaasheCawil #Itoobiya #Soomaaliya #GeeskaAfrika #BaddaCas #LoolankaQuwadaha #Berbera #Istiraatiijiyadda