Перейти к содержимому

HOW TO SPEAK ENGLISH FLUENTLY – Sidee si Fudud oo Sax ah loogu Hadlaa English?

Greenways Academy

0:00 / 0:00

HOW TO SPEAK ENGLISH FLUENTLY – Sidee si Fudud oo Sax ah loogu Hadlaa English?

3 831 просмотр · 6 дн. назад
Greenways Academy
275 тыс. подписчиков
3 831 просмотр · 6 дн. назад
🎯 HOW TO SPEAK ENGLISH FLUENTLY – Sidee si Fudud oo Sax ah loogu Hadlaa English? Ma rabtaa inaad si kalsooni leh, sax ah oo fluent ah ugu hadasho English? Casharkan waxaan kaga hadlaynaa qodobbada muhiimka ah ee kaa caawinaya inaad horumar weyn ka samayso hadalka English-ka, gaar ahaan haddii aad mararka qaar ku wareerto grammar-ka ama aad garan la'dahay sababta jumladaha qaarkood u sax yihiin halka kuwa kalena u khaldan yihiin. 📚 Casharkan waxaad ku baran doontaa: ✅ Subject-Verb Agreement – Sida subject-ka iyo verb-ku isugu waafaqaan jumladda. ✅ Tenses – Sida loo fahmo loona isticmaalo present, past iyo future si sax ah. ✅ Gerunds – Waa maxay gerund? Sideese loogu isticmaalaa jumladaha English-ka? ✅ Sentence Structure – Sida loo dhiso jumlad English ah oo sax ah, iyadoo la fahmayo Subject, Verb, Object iyo Complement. ✅ Subject & Object – Sida loo kala garto qofka ficilka samaynaya iyo qofka ama waxa ficilku ku dhacayo. 🎯 Ujeeddada casharkan waa inaad English-ka u fahanto si nidaamsan, halkii aad jumlado badan xafidi lahayd adigoon fahmin sababta loo isticmaalo. Haddii aad rabto inaad English-kaaga horumariso, casharkan ilaa dhammaadka daawo, kadibna isku day inaad isticmaasho tusaalooyinka aan casharka ku bixinnay. 📌 Subscribe garee Greenways Academy si aad u hesho casharro badan oo English ah oo kaa caawinaya: 🗣️ Speaking 📖 Grammar ✍️ Writing 👂 Listening 📚 Vocabulary 🎯 English Fluency 💬 Comment-ka noogu sheeg: Maxay tahay qaybta English-ka ee aad ugu dhib badan tahay—Grammar, Speaking, Vocabulary mise Pronunciation? #EnglishLearning #LearnEnglish #SpeakEnglish #EnglishFluency #EnglishGrammar #EnglishSpeaking #LearnEnglishOnline #EnglishLessons #GreenwaysAcademy #BaroEnglish #EnglishAfSomali #SomaliEnglish #EnglishForSomalis #ImproveYourEnglish #SpeakEnglishFluently