Перейти к содержимому

Nuxurka Buugga Garab | Casharrada ugu muhiimsan 📚💡

Mo'Mentor

0:00 / 0:00

Nuxurka Buugga Garab | Casharrada ugu muhiimsan 📚💡

9 532 просмотра · 2 недели назад
Mo'Mentor
1,78 тыс. подписчиков
9 532 просмотра · 2 недели назад
Ku soo dhowaada channel-ka Mo'Mentor! Muuqaalkan waxaan ku eegi doonnaa nuxurka iyo farriinta weyn ee ku jirta Buugga Garab. Buuggan ayaa taabanaya qodobbo muhiim ah oo ku saabsan horumarinta shaqsiyadda Trader-ka , iyo sida aad garab ugu heli lahayd ama ugu noqon lahayd Trader-ka guuleysta 📌 Muuqaalkan waxaad ku baran doontaa: Dulmar guud oo ku saabsan Buugga Garab Casharrada ugu waaweyn ee laga baran karo Sida aad uga faa'iideysan karto nuxurka buugga Discord server Link 👀   / discord   🔔 Haddii aad ku cusub tahay channel-ka, fadlan Subscribe taabo si aad u hesho muqaallo kale oo dhiirrigelin iyo aqoon ah. #BuuggaGarab #MoMentor #AkhriskaBuugaagta #SomaliBooks #HorumarintaNolosha