Routine Nadaafad & Ceesh Dubis 🧹✨ | Dhar Dhaqis iyo Nolol Maalmeed
Mss Aniita
0:00 / 0:00
Routine Nadaafad & Ceesh Dubis 🧹✨ | Dhar Dhaqis iyo Nolol Maalmeed
172 просмотра · 2 мес. назад
Mss Aniita
2,35 тыс. подписчиков
172 просмотра · 2 мес. назад
Ku soo dhawaada routine cusub ❤️✨
Maanta waxaan idinla wadaagayaa routine nolol maalmeed ah oo aan ku sameynayo ceesh dubis, dhar dhaqis iyo nadaafad 🧺🧹🍞. Waxaan rajeynayaa inaad ka heshaan muuqaalka oo aad ila raaxaysataan.
Haddii aad video-ga ka heshay, Like 👍, Comment 💬 iyo Subscribe ❤️ ha ila illoobin.
Mahadsanidiin dhammaantiin 🥰✨
#Routine #Nadaafad #CeeshDubis #DharDhaqis #DailyRoutine #SomaliVlog #SomaliYouTuber #NoloshaMaalinta #HomeRoutine #CleaningRoutine #LaundryDay #VlogSomali