Xalaqada 2aad: Barashada IIMAANKA - Noocyada Nafafka alle abuuray! Sh. Cabdixakim Sh. Cali Suufi
Abdiwali Khalif
0:00 / 0:00
Xalaqada 2aad: Barashada IIMAANKA - Noocyada Nafafka alle abuuray! Sh. Cabdixakim Sh. Cali Suufi
29 546 просмотров · 4 месяца назад
Abdiwali Khalif
153 тыс. подписчиков
29 546 просмотров · 4 месяца назад
Asxaabta sharafta badan.
Mowduuc cusub iyo Sheekh Cabdixakiim Sh. Cali Suufi oo nooga jawaabayo:
Koonka aan ku noolnahay iyo waxa naga dhaxeeyo?
Noolaha kaliya miyaa naf leh mise nafo kale ayaa jiro?
dhagaxaanta naf ma leeyihiin?
Qoraxda iyo bisha iyaga kawaran?
jirkaaga iyo naftaada aakhiro sidey isugu marqaati furi doonaa soo hal ma'aha?
iyo dheeraad.
Daaawasho wacan mowduuc kale oo iimankaaga barashadiisa ku saabsan
Mahadsandiin.