Qofka Alle rumeeyey muxuu aduunka ku leeyahay? || Sh. Cabdixakiin Sh. Cali Suufi || Baro Naftaada!
Abdiwali Khalif
0:00 / 0:00
Qofka Alle rumeeyey muxuu aduunka ku leeyahay? || Sh. Cabdixakiin Sh. Cali Suufi || Baro Naftaada!
145 959 просмотров · 3 месяца назад
Abdiwali Khalif
153 тыс. подписчиков
145 959 просмотров · 3 месяца назад
Muuqaalkan waa muxaadaro uu Sh. Cabdixakiin Sh. Cali Suufi su'aalahan nooga jawaabayo:
1. Qofka Alle rumeeyey muxuu aduunka ku leeyahay?
2. intaadan alle baranin adi yaa tahay?
3. aduunyada miyaan u baahanahay mise anagaa naloo sameeyey?
4. ma jirtay intaadan aduunka iman?
5. marxadalaha nafta Bani-aadamka ay marto!
6. Amaanada uu Alle hortiis bani-aadaku qaaday waa maxay?
7. Ma ogtahay in Waxaad Dhahdo aad Noqoneyso?
8. hadalada ay tahay ilmahaaga ka ilaaliso?
9. 2da qeyb ee diinta aanan laga hadlin inta badan!
10. Saameynta waxaad iskula hadasho
11. xadiithkaan sidan horey maluguugu fasiray?
12. imtixaanka iimaanka
13. macnaha inuu rabbi wax walbo karo!
14. Ma dooneysaa inuu Alle Mashaakilka kaa qaado
15. waa maxay dhaaquut?
16. Acmaasheena goormay wax tartaa?
0:00 Goosgoos
1:19 Hordhac
1:40 Macrifada alle
1:40 Qofka Alle rumeeyey muxuu aduunka ku leeyahay?
7:00 intaadan alle baranin adi yaa tahay?
8:00 marxadalaha nafta Bani-aadamka ay marto!
8:10 Marxalada 1aad ee Natfa Bani-aadamka
9:50 Amaanada uu Alle hortiis Bani-aadamka
16:30 Marxalada 2aad ee Natfa Bani-aadamka
17:40 Marxalada 3aad ee Natfa Bani-aadamka
21:30 Yaa tahay Adi?
26:15 Saameynta Hadalka ama Kalmadda
36:10 Marxalada 4aad iyo 5naad
36:35 Marxaladda oogu muhiimsan