khariidada cusub ee caalamka | Kadib 400 sano waala badalay Mapka caalamka .
OGAANSHO
0:00 / 0:00
khariidada cusub ee caalamka | Kadib 400 sano waala badalay Mapka caalamka .
44 485 просмотров · 13 часов назад
OGAANSHO
1,37 млн подписчиков
44 485 просмотров · 13 часов назад
Khariidadaan markaad fiiriso waxaad arkaysaa in green land ay ka weyntahay qaarada afrika oo dhan , laakiin waaqicu uu leeyahay greenland iska dhaaf afrikee waxaa ka weyn wadanka jasaair kaliye hal wadan oo afrikaan ah waliba waxaa soo haraayo bed ka weyn badka suuriya .
laakiin khariidadu waxay muujinaysaa inay aad u weyntahay heer aan u malaynayno inay afrika oo dhan ka weyntahay .
Maambka caalamka maanta markaad fiiriso waxaad is leedahay maraykanka iyo wadamada waqooyiga caalamka waxay ka weyn yahay qaarada afrika laakiin waaqicu uu leeyahay qaarada afrika waxay qaadaa maraykankaas shiinaha hindiya iyo bariga yurub oo dhan , laakiin khariidada maanta la isticmaalo xataa google map waxay muujinaysaa qaabkaas qaldan inaan yarnahay ayagana weyn yihiin , xiriir ayaana ka dhaxeeyo xajmiga weyn iyo in lagaa baqo .
kanaalka : / ogaansho
twitter :twitter.com/OGANSHO_CHANNEL
facebook : www.facebook.com/OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho