🔥 Wadada Ugu Adag Soomaaliya? | Eyl ilaa Garowe /The Toughest Road in Somalia? | Eyl to Garowe 🚙🇸🇴
Garaad Sahan
0:00 / 0:00
🔥 Wadada Ugu Adag Soomaaliya? | Eyl ilaa Garowe /The Toughest Road in Somalia? | Eyl to Garowe 🚙🇸🇴
1 641 просмотр · 1 дн. назад
Garaad Sahan
5,11 тыс. подписчиков
1 641 просмотр · 1 дн. назад
Safarkan waxaan ku dhex maraynaa waddada isku xirta Eyl iyo Garowe, anagoo soo marayna dhul buuraley ah, dhagaxyo, waddooyin qalloocan iyo muuqaal dabiici ah oo cajiib ah. 🏜️
Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagayaa xaqiiqada safarka, xaaladda waddada iyo waxa indhahayagu ku arkeen intii aan jidka ku jirnay.
Haddii aad jeceshahay safarrada, dalxiiska iyo quruxda dhulka Soomaaliya, muuqaalkan ilaa dhammaadka daawo. ❤️🇸🇴
👍 Like saar
💬 Comment ku reeb fikirkaaga
🔔 Subscribe saar si aadan u seegin safarrada xiga.
#Eyl #Garowe #Somalia #GaraadSahan #TravelSomalia #SomaliTravel #Safar #Soomaaliya