Перейти к содержимому

Short Film - Cisbitaal Soomaali

Abwaan Sayidka Barakaysan

0:00 / 0:00

Short Film - Cisbitaal Soomaali

51 086 просмотров · 11 месяцев назад
Abwaan Sayidka Barakaysan
212 тыс. подписчиков
51 086 просмотров · 11 месяцев назад
Waa film gaaban oo si qoto dheer uga waramaya dhibaatada si isku mida u haysata bulshada iyo caafimaadka , indhaha eegaya aduunyo iyo wax'magaratada nafahooda ku dhagarawday . waa mid uu fahmi karo qof maskaxdiisu aad u sarayso sadex iyo tobankaa daqiiqana uu ka sarifan karo kumamaam saacadood wax laga doodi karo laga hadli karo oo la falanqayn karo . wuxu leeyhay qayb labaad oo idinsoo gaadhi doonta usbuuca soo socda insh. Director | writer Sayidka Barakaysam Editor and produced | Cabdi Cido Narrated | R kaafi Ahmed. Camera 1 and 2 | King Mounir and king ziizar Cast an crew | Sayidka Barakaysan | Cabdi Cido | Ahmed Gacan . Team Wadada Xaqa.