Перейти к содержимому

English-ka Halkee Laga Bilaabaa? | Casharka 1aad ee Bilowga

Macalimad Saciido

0:00 / 0:00

English-ka Halkee Laga Bilaabaa? | Casharka 1aad ee Bilowga

4 490 просмотров · 2 дня назад
Macalimad Saciido
25,1 тыс. подписчиков
4 490 просмотров · 2 дня назад
Ku soo dhawoow Casharkeenna 1aad ee Book 1 — Bilowga English-ka. 🇸🇴🇬🇧 Casharkan waxaan si tartiib ah uga bilaabeynaa aasaaska English-ka. Waxaad baraneysaa sida qof loo salaamo, loo weydiiyo xaaladdiisa, magaca loo weydiiyo, iyo sida aad naftaada ugu soo bandhigi karto English. 🗣️ Dhageyso, ku celi, kadibna practice samee. Tani waa tallaabadeennii ugu horreysay. Casharrada xiga waxaan si tartiib ah ugu sii dhiseynaa English-kaaga. Ku soo biir safarka English-ka ee Macalimad Saciido. ❤️ #MacalimadSaciido #EnglishSomali #BaroEnglish #EnglishForSomalis #SomaliEnglish #LearnEnglish #BarashadaEnglish #SomaliYouTube #EnglishLearning #BilowgaEnglishka #somalienglish #learnenglish #somali #basicenglish