Перейти к содержимому

I, You, He, She, We & They | Yaa Laga Hadlayaa? | English Somali | Casharka 3aad

Macalimad Saciido

0:00 / 0:00

I, You, He, She, We & They | Yaa Laga Hadlayaa? | English Somali | Casharka 3aad

1 336 просмотров · 1 день назад
Macalimad Saciido
26,7 тыс. подписчиков
1 336 просмотров · 1 день назад
🇸🇴🇬🇧 Ku soo dhawoow Casharka 3aad ee Book 1 — Bilowga English-ka! 📚❤️ Casharkan waxaan si tartiib ah oo fudud ku baraneynaa Personal Pronouns — 6 eray oo aasaasi u ah English-ka: 👉 I — Aniga 👉 You — Adiga 👉 He — Isaga 👉 She — Iyada 👉 We — Annaga 👉 They — Iyaga Waxaan baranaynaa yaa laga hadlayo, sida pronouns-kan loo isticmaalo, iyo sida loogu isticmaalo xaaladaha nolosha dhabta ah. 🗣️ ✍️ Practice & Homework: Qor 6-da pronouns iyo macnahooda, ku celceli cod dheer, kadibna samee practice-ka casharka. Markaad dhameyso, comment-ka ku qor: DONE ✅ 📚 BOOK 1 — BILOWGA ENGLISH-KA Waxaan English-ka uga bilaabaynaa aasaaska, tallaabo tallaabo: Lesson 1: Greetings & Introductions 👋 Lesson 2: English Alphabet & Spelling 🔤 Lesson 3: I, You, He, She, We & They 🗣️ Lesson 4: Am / Is / Are ✍️ …iyo casharro kale oo si tartiib ah kuu gaarsiinaya inaad fahamto, ku hadasho, oo English-ka kalsooni ugu isticmaasho nolol maalmeedka. 🌱 Ha degdegin. Dhageyso, ku celi, practice samee, oo cashar kasta si fiican u faham ka hor intaadan u gudbin kan xiga. 📅 Casharro cusub: Arbaco & Sabti Haddii aad English-ka bilow tahay, Subscribe samee oo nala soco safarkan. ❤️ 🇸🇴🇬🇧 Macalimad Saciido English–Somali Learning Hub Tallaabo tallaabo. Maanta, berri, horumar. 🌱 #englishsomali #learnenglish #somalienglish #macalimadsaciido #english #somali #barasha #easy #introduction #language #somalicommunity #somalilanguageforbeginners #speakenglish #casharka3 #lesson3 #book1 #translation #tranlate #Macalimad #i,you, who #englishsomalicourse