Riyada timaha dhaadheer ama xiirida tinta qofkii ku riyoodo timo dheer ama asoo tin laga jarayo
Barta Aqoonta
0:00 / 0:00
Riyada timaha dhaadheer ama xiirida tinta qofkii ku riyoodo timo dheer ama asoo tin laga jarayo
10 602 просмотра · 1 год назад
Barta Aqoonta
40,9 тыс. подписчиков
10 602 просмотра · 1 год назад
iyada timaha dhaadheer ama xiirida tinta qofkii ku riyoodo timo dheer ama asoo tin laga jarayo
Naag haday aragto iyadoo leh timo dhaadheer oo qurux badan oo madow riyadaas waxay tilmaamaysaa cimri dheer ay heli doonto, riyada timaha qaabka daran ama xiiridda tinta wax xun ayaa lagu fasiraa, sidoo kale timaha waxaa lagu fasiraa maal, timaha dumarka oo furan ama naag madax qaawan riyadaas iyadana ma fiicna, timaha haweenka oo daban ama tinta naag loo dabayo riyadaas oo faahfaahsan halkan ka daawo, timaha burukada ama madaxa lagu xiro ama timaha lagu qurxiyo madoobeysada ama timaha la mariyo daawada jilcisada dhamaan riyada noocaas ah astaan badan ayay wadataa.
Sidoo kale timaha jirka meelaha kala duwan kasoo baxo sida shaarbaha kilkilaha garka suniyaha shuunka dhamaan dalaalo ayay leeyihiin halkan ka daawom timaha kilkilaha rag iyo dumar.