Перейти к содержимому

Sidee looga Hortagaa Xumada Fayraska Dengue, Astaamaha iyo Daawaynta

Dr Abdikarim D Hassan

0:00 / 0:00

Sidee looga Hortagaa Xumada Fayraska Dengue, Astaamaha iyo Daawaynta

270 просмотров · 2 месяца назад
Dr Abdikarim D Hassan
9,14 тыс. подписчиков
270 просмотров · 2 месяца назад
Barnaamijkan waa wacyigelin ku saabsan xanuunka uu keeno fayraska Dengue ee la yidhaa xumadda Dengue. Waxa aan ka Jawaabi doonaa Su'aalaha ay ka mid yihiin: Xanuunka sidee lagu qaadaa? Waa maxay astaamaha xanuunka? Intee gaadhsan tahay Halistiisu? Waa kuwee astaamaha halista ah ee ay tahay in lagu baraarugsanaado? Sidee loo maareeyaa qofka qaba xanuunka Xumadda Dengue? Sidee guud ahaan bulshadu uga hor tagi kartaa faafidda xanuunkan?