MAXAD KATAQANAA BUURAHA QARIJIQOOD IYO 7 DULOOD EE LOQAYBIYO🔥😱
Ayke Official
0:00 / 0:00
MAXAD KATAQANAA BUURAHA QARIJIQOOD IYO 7 DULOOD EE LOQAYBIYO🔥😱
3 890 просмотров · 2 месяца назад
Ayke Official
1,36 тыс. подписчиков
3 890 просмотров · 2 месяца назад
Ku soo dhowaada muuqaal cusub oo xiiso leh! Muuqaalkan waxaan ku booqanay Buuraha Qarijiqood oo ka mid ah meelaha ugu quruxda badan DDS. Waxaan idin tusaynaa muuqaalka dabiiciga ah, dhaqanka bulshada deegaanka, xoolaha iyo taariikhda ku duugan buurahan cajiibka ah.
Haddii aad jeceshahay muuqaalada socdaalka, dhaqanka iyo deegaanka Soomaalida, fadlan Subscribe saar kanaalka si aad ula socoto muuqaalada soo socda.
👍 Like
💬 Comment
🔔 Subscribe
#Qarijiqood #DDS #SomaliCulture #Nature #TravelVlog