Sida Timirta loo Beero || Somalia
Abdalla Qaanuuni
0:00 / 0:00
Sida Timirta loo Beero || Somalia
74 599 просмотров · 1 мес. назад
Abdalla Qaanuuni
15,4 тыс. подписчиков
74 599 просмотров · 1 мес. назад
Ma rumaysan lahayd in lafta timirta laga bilaabi karo geed yar oo mustaqbalka noqon kara geed timir oo weyn? 🌴🇸🇴
Safarkan waxaan ku booqday beer aad u ballaaran oo lagu xanaaneeyo ku dhawaad 30,000 oo geed timir ah, kuwaas oo qayb ka mid ah laga soo bilaabay lafta timirta.
Muuqaalkan waxaan si qoto dheer ugu dhex galay nidaamka loo yaqaan xanaanada timirta, laga bilaabo marxaladda geedka yar ilaa xilliga dhulka loogu xawilo.
Waxaan sidoo kale ka hadlaynaa muddada geedaha la xanaaneeyo, sida loo beero, sida loo daryeelo iyo sida mustaqbalka loo kala ogaado geedaha labka iyo dheddigga ah.
Waxaan sidoo kale la kulmay Xaaji maxamed Yuusuf, mulkiilaha beertan, oo inoo sharxaya khibradda iyo habka ay beertan uga shaqeeyaan xanaanada timirta.
🌴 30,000 geed
🌱 Lafta timirta
🏜️ Dhulka Soomaaliya
🇸🇴 Beeraha Soomaaliya
💧 Xanaanada iyo beerista timirta
Haddii aad xiisaynayso beeraha, timirta, safarrada Soomaaliya iyo sheekooyinka dadka Soomaaliyeed, subscribe saar channel-ka oo nala soco safarrada iyo documentaries-ka cusub.
Soomaaliya waxay leedahay dhul, dad iyo fursado badan oo mudan in dunidu aragto. 🇸🇴