Перейти к содержимому

Laptop ka ugu fiican sidee loo doortaa? (Practical Guide Somali)

Eng Bile

0:00 / 0:00

Laptop ka ugu fiican sidee loo doortaa? (Practical Guide Somali)

400 просмотров · 4 месяца назад
Eng Bile
123 подписчика
400 просмотров · 4 месяца назад
Ma rabtaa inaad iibsato laptop ama computer cusub, ma uubaahantahay inaad ogaato qodabada saxda ah ee aad ku dooranayso Laptopka? Video-gaan waxaan si practical ah kuugu sharaxayaa waxyaabaha ugu muhiimsan ee lagu xusho laptop-ka sida: ✅ CPU (Processor / Maskaxda Laptop-ka) ✅ RAM (Xasuusta Ku Meel Gaarka Ah) ✅ SSD vs HDD ✅ GPU / Graphics Card ✅ Screen & Display Resolution ✅ Battery Life ✅ Ports-ka muhiimka ah (USB, HDMI, USB-C) Waxaan sidoo kale kuu sharaxayaa: 💻 Intel Core vs AMD Ryzen ⚡ Jiilka (Generation) Processor-ka 🚀 Sidee loo check gareeyaa specs-ka laptop-ka Haddii aad rabto inaad si sax ah u doorato laptop-kaaga oo aadan lacagtaada ku khasaarin, video-gaan waa hagaha ugu fiican ee Somali ah ee aad daawan karto! 👍 Like saar 💬 Comment garee laptop-ka aad isticmaasho 🔔 Subscribe si aad u hesho videos badan oo Technology & AI ah. #LaptopGuide #SomaliTech #ComputerGuide #SSDvsHDD #CPU #RAM #GPU #LaptopSomali #Engbile