Bilowga Saxda Ah Ee Gym-ka, Khaladaadka Iyo Guusha || MADARI PODCAST ||
Madari Podcast
0:00 / 0:00
Bilowga Saxda Ah Ee Gym-ka, Khaladaadka Iyo Guusha || MADARI PODCAST ||
17 201 просмотр · 5 месяцев назад
Madari Podcast
69,8 тыс. подписчиков
17 201 просмотр · 5 месяцев назад
Subscribe l SHARE l LIKEl l AND COMMENTl
┇► @Madaripodcast
Kahor inta aadan gym tagin, ogow xaqiiqooyinka jimicsiga, anshaxa iyo nidaamka nololeed ee looga baahanyahay qofka gymerka ah
Madari Podcast waxa marti ku ah Jeylaani, oo innala wadaagaya khibrad 15 sano ka badan oo ku saabsan fitness, fat-loss, muscle-dhis iyo gym culture-ka dhalinyarada.
Ku baro podcastigan :
• Sida saxda ah ee gym loo bilaabo
• Qaladaadka ugu badan ee la sameeyo
• Muscle & fat-loss xaqiiqadiisa
• Supplement iyo waqtiga ugu fiican ee la isticmaali karo.
00:00 hordhac
03:11 maxa kugu dhiiri galinaya
18:34 fatloss