Перейти к содержимому

Isu diyaarin dawladnimo | Sheikh Cabdiwaaxid Xashi | Kaydka Taariikhada | Xalqada 7aad

RM Somali TV и Abshir Kabayare

0:00 / 0:00

Isu diyaarin dawladnimo | Sheikh Cabdiwaaxid Xashi | Kaydka Taariikhada | Xalqada 7aad

3 385 просмотров · 8 мес. назад
RM Somali TV и Abshir Kabayare
3 385 просмотров · 8 мес. назад
📌 Xalqada 7aad | Kaydka Taariikhda Sheekh Cabdiwaaxid Xaashi Xasan Qaybtan waxaan ku dul istaagaynaa marxaladihii adkaa ee dhaqdhaqaaqa Al-Itixaad Al-Islaamiya; laga bilaabo sida ay dawladdu u heshay xogtooda rasmiga ah, ilaa samayntii garab ciidan iyo qorshayaashii dawladnimo ee ay hiigsanayeen. Waxyaabaha aan ku falanqaynayno waxaa ka mid ah: ▪️ Waqtigii ugu horreeyay ee xukuumaddii Mohamed Siad Barre ay ogaatay dhaqdhaqaaqa Al-Itixaad ▪️ Xukunno lagu riday qaar ka mid ah madaxdii ururka iyo kaalintii Saudi Arabia ▪️ Samayntii xafiiskii ciidan ▪️ Saamayntii dagaalkii Soviet–Afghan War ku yeeshay fikirka iyo abaabulka ururka ▪️ Ku dhawaaqistii garab siyaasadeed iyo dejintii qorshe dawladnimo iyo dastuur Islaami ah #KaydkaTaariikhda #RMSomaliTV