Перейти к содержимому

Qaadashadii Hubka | Sheikh Cabdiwaaxid Xashi | Kaydka Taariikhada | Xalqada 8aad

RM Somali TV и Abshir Kabayare

0:00 / 0:00

Qaadashadii Hubka | Sheikh Cabdiwaaxid Xashi | Kaydka Taariikhada | Xalqada 8aad

3 180 просмотров · 8 мес. назад
RM Somali TV и Abshir Kabayare
3 180 просмотров · 8 мес. назад
Xalqada 8aad – Kaydka Taariikhda (Sheekh Cabdiwaahid Xaashi Xasan) Qaybtan waxaan si kooban ugu dul istaageynaa: Tallaabooyinkii la isku dayay in lagu badbaadiyo dalka ka hor burburkii 1991. Qaxii Muqdisho iyo xusuusta Sheekh Cabdiwaahid. Doorkii Al-Itihaad al-Islamiya kadib qaxii iyo hawlihii ay qabteen. Samayntii mucaaskaraadka Soomaaliya iyo tiradoodii. Dagaalkii Araare iyo raadkii uu reebay. Qayb muhiim ah oo iftiiminaysa marxalad xasaasi ah oo taariikhda Soomaaliya ka mid ah.