Subaxda Magaaladan Way Ka Duwantahay Kuwa Kale! 😱|Jigjiga Early Morning☀️
Mahir Travels
0:00 / 0:00
Subaxda Magaaladan Way Ka Duwantahay Kuwa Kale! 😱|Jigjiga Early Morning☀️
1 613 просмотров · 1 дн. назад
Mahir Travels
7,8 тыс. подписчиков
1 613 просмотров · 1 дн. назад
Subaxdii magaalada Jigjiga waxay leedahay jawi iyo saamaynta mid ka duwan magaalooyinka kale! 🌄✨
Muuqaalkan waxaan kugu aparayaa jawiga subaxda hore ee magaalada Jigjiga, waddooyinkeeda xilliga qorrax-soo-baxa, iyo quraacda dhaqanka ah ee ugu macaan uguna caansan magaalada 🍲😋. Inaga raac socdaalkan xiisaha badan ee bilowga maalinta!
📌 Waxyaabaha aad ku dhex arki doonto muuqaalka:
Jawiga iyo waddooyinka Jigjiga subaxdii hore 🚗💨
Dhadhaminta quraacda dhaqanka ah ee deegaanka 🍲🔥
Socdaal iyo sahamin gaar ah oo magaalada ah 📸✨
👉 Ha iloobin inaad Like saarto, Comment fakaragga ku qorto, subscribed-na u samayso channel-ka si aad u hesho muuqaalo kale oo xiiso leh! 🔔
#jigjiga #somalia #viral #usa #canada