KU BARO AMXAARIGA FILIMADA – PRACTICAL PART 5 | Amharic Conversation for Beginners | MANDAD
Mandad
0:00 / 0:00
KU BARO AMXAARIGA FILIMADA – PRACTICAL PART 5 | Amharic Conversation for Beginners | MANDAD
242 просмотра · 3 дня назад
Mandad
732 подписчика
242 просмотра · 3 дня назад
🎬 KU BARO AMXAARIGA FILIMADA – PRACTICAL PART 6
Casharkan 5aad waxaad ku baranaysaa Af-Amxaariga si Practical ah, adigoo adeegsanaya wada sheekaysi iyo xaalado nolol maalmeed oo u eg kuwa filimada.
Casharka waxaad ka baran doontaa:
✅ Erayo iyo weedho muhiim ah
✅ Wadahadalka maalinlaha ah
✅ Sida loo fahmo Af-Amxaariga marka la hadlayo
✅ Naxwaha iyo qaab-dhismeedka weedhaha
✅ Expressions muhiim u ah dadka bilowga ah
✅ Sida erayada loogu isticmaalo xaalad dhab ah
🎯 Ujeeddadu waa: inaad si tartiib ah u barato, u fahanto, una isticmaasho Af-Amxaariga markaad la hadlaysid dadka.
📚 KU BARO AMXAARIGA FILIMADA – PRACTICAL SERIES
PART 5 | MANDAD CHANNEL
👉 Subscribe saar MANDAD Channel si aad ula socoto casharrada cusub ee Af-Amxaariga.
#Amharic #LearnAmharic #AmharicForBeginners #AfAmxaariga #Mandad #AmharicConversation #PracticalAmharic #BaroAmxaariga #SomaliToAmharic