Перейти к содержимому

KU BARO AMXAARIGA FILIMADA PRACTICAL 🎬 | Erayo & Weedho Muhiim ah | Casharka 3aad

Mandad

0:00 / 0:00

KU BARO AMXAARIGA FILIMADA PRACTICAL 🎬 | Erayo & Weedho Muhiim ah | Casharka 3aad

196 просмотров · 10 дней назад
Mandad
736 подписчиков
196 просмотров · 10 дней назад
🎬 KU BARO AMXAARIGA FILIMADA PRACTICAL – CASHARKA 3AAD Ma rabtaa inaad Af-Amxaariga ku barato si dabiici ah oo practical ah, adigoo ka baranaya wada sheekaysiyada filimada? Casharkan 3aad waxaan ka soo qaadanaynaa wada sheekaysi filim, waxaana si fudud ugu kala sharxaynaa Af-Amxaari → Af-Soomaali. 📚 Casharkan waxaad ku baran doontaa: ✅ Erayada muhiimka ah ee Af-Amxaariga ✅ Weedho maalinle ah oo muhiim ah ✅ Macnaha weedhaha Af-Soomaaliga ✅ Sida dadka Amxaariga ku hadla ay weedhahan u isticmaalaan ✅ Erayo iyo hadallo laga isticmaalo filimada ✅ Fahamka wada sheekaysiga Af-Amxaariga 🎯 Casharkan wuxuu ku habboon yahay bilowga iyo dadka hore u bartay Af-Amxaariga ee doonaya inay horumariyaan fahamka iyo hadalka. 🔔 Subscribe saar kanaalka, si aadan u seegin Casharka 4aad iyo casharrada kale ee taxanahan. 👍 Like saar muuqaalka, 📢 la wadaag qof kale oo doonaya inuu barto Af-Amxaariga. #Amharic #AfAmxaariga #BaroAmxaariga #Somali #AmharicLearning #PracticalAmharic #AmharicForSomali #Filimada