Перейти к содержимому

Muxuu yahay baasaboorka cusub ee Soomaaliya yeelanayso, muxuuse uga duwan yahay kuwii hore?

BBC News Somali

0:00 / 0:00

Muxuu yahay baasaboorka cusub ee Soomaaliya yeelanayso, muxuuse uga duwan yahay kuwii hore?

41 482 просмотра · 12 ч назад
BBC News Somali
1,02 млн подписчиков
41 482 просмотра · 12 ч назад
Dawladda Federaalka ayaa ku dhawaaqday in bisha Diiseembar ee sannad kan 2026 la daabici doono Baasaboor nooc cusub ah oo ay yeelanayso Soomaaliya. Boosaboorka cusub ayaa ka kooban sida kuwii horeba sedexda heer ee kala ah kan shaqaallaha, kan diblomaasiyiinta iyo kan caadiga ah. Baasaboorka waxaa jaldigiisa iyo gudihiisaba ka muuqda qoraal iyo astaamo muujinaya in Soomaaliya ay kamid tahay wadamada ku mideysan Ururka Bulshada Bariga Afrika, waxaana loogu safri doonaa sida dallalka kale ee ku jira ururka. Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Soomaaliya Xuseen Qaasim Yuusuf (Iidow) oo waraysi gaar ah siiyay BBC-da ayaa sheegay in horraanta bisha Diiseembar ee sanad kan la bixin doono noocyadii ugu horeeyay ee Baasaboorka cusub. Ibraahim Maxamed Aadan ayuu u waramay. ------------------------------------------------------------------------------------ Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽   / bbcnewssomali   Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada: Website: https://www.bbc.com/somali Facebook:   / bbcnewssomali   Instagram:   / reels   YouTube:    / @bbcnewssomali   WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7C... X: https://x.com/bbcsomali