Qaraami Lay Laay | Laxanka Balwo | Cumar Dhuulle | Cabdi-Sinimoo | Bandhigga Balwo |
Bandhigga Balwo
0:00 / 0:00
Qaraami Lay Laay | Laxanka Balwo | Cumar Dhuulle | Cabdi-Sinimoo | Bandhigga Balwo |
3 910 просмотров · 3 дня назад
Bandhigga Balwo
56 тыс. подписчиков
3 910 просмотров · 3 дня назад
Heesta Balwo oo ah hooyada fanka casriga ah ee Soomaalida waxa asal ahaan hal-abuuray Cabdi-Deeqsi Warfaa oo loo yaqaanay Cabdi-Sinimoo, dabadeed waxa sii horumariyay kooxdii Walaalaha Hargeysa oo laxanno kaloo cajiib ah ku lammaaneeyay.
Laxankan oo dadka qaarna u yaqaaniin Lay Lay waxa qaaday fannaaniin badan oo ay ka mid yihiin Guroonjire, Gudoodo-Carwo, Cismaan-Gacanlow iyo qaar kale oo la ayni ahaa. Cumar Dhuulle Cali oo isna hoboladaas la waqti ahaa ayaa isna sidan quruxda badan u qaaday isagoo kaban aad u macaan u tumaaya.
Bandhigga Balwo is an educational platform dedicated to teaching the Somali literature and preserving cultural and linguistic heritage for the younger generation.
We bridge the gap between history and the modern diaspora by using classic Somali music, and traditional poetry as our main curriculum. Our videos break down complex vocabulary, deep metaphors, and cultural history found in legendary songs.
#qaaci #kaban #balwo #bandhiggabalwo