NAXWAHA AF-AMXAARIGA | Casharka 4aad | Baro Qaababka Falalka | MANDAD
Mandad
0:00 / 0:00
NAXWAHA AF-AMXAARIGA | Casharka 4aad | Baro Qaababka Falalka | MANDAD
44 просмотра · 7 часов назад
Mandad
730 подписчиков
44 просмотра · 7 часов назад
Ku soo dhawoow Casharka 4aad ee Taxanaha Naxwaha Af-Amxaariga ee Mandad Channel. 🇪🇹📚 Casharkan waxaan sii wadaynaa barashada Naxwaha Af-Amxaariga, gaar ahaan qaababka iyo isticmaalka falalka. 🎯 Cashar kasta waxaan si tartiib-tartiib ah ugu baranaynaa naxwaha Af-Amxaariga, anagoo adeegsanayna tusaalooyin fudud oo Af-Soomaali lagu sharaxayo. 🔔 Subscribe saar MANDAD Channel si aadan u seegin Casharka 4aad. 👍 Like • 💬 Comment • 📤 Share MANDAD – Ila Baro Naxwaha Af-Amxaariga