WAREYSI: Xamse muxuu ka yiri xiriirka Xasan Sheekh, doorashada iyo amniga? | Miizaan
Dawan TV
0:00 / 0:00
WAREYSI: Xamse muxuu ka yiri xiriirka Xasan Sheekh, doorashada iyo amniga? | Miizaan
10 210 просмотров · 3 часа назад
Dawan TV
40,9 тыс. подписчиков
10 210 просмотров · 3 часа назад
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa wareysi gaar ah siiyey Dawan TV, gaar ahaan Miizaan Podcast oo ah barnaamij toddobaadle ah. Wareysiga waxaa la yeeshay Alinuur Salad iyo Husein Abdi Adam.
Ra’iisul Wasaaruhu wuxuu ka hadlay:
Xiriirka isaga iyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Waxqabadka Xukuumadda ee amniga iyo dhaqaalaha.
Dagaalka Al-Shabaab iyo halka ay ku dambeeyeen ciidamadii Macaawiisleyda.
Khilaafaadka dowladda federaalka kala dhexeeya Puntland iyo Jubaland.
Wax ka beddelka dastuurka iyo qorshaha doorashada qof iyo cod.
Arrimaha Laftagareen, Gedo iyo awoodda xisbiyada siyaasadeed.
Muranka dhulka, dhismaha waddooyinka iyo qorshaha Muqdisho Cusub.
Aqoonsi raadinta Somaliland iyo tartanka xilalka agaasimayaasha dowladda.
🔔 Subscribe dheh Dawan TV si aad ula socoto qaybaha cusub ee Miizaan Podcast. Fikirkaaga ku reeb faallooyinka.
Time Code
00:00 Hordhac
02:15 Amniga, dhaqaalaha iyo waxqabadka Xukuumadda
17:15 Al-Shabaab, laaluushka iyo qorshaha nabadda
25:10 Ciidamadii Macaawiisleyda
28:37 Dagaalladii Puntland iyo Jubaland
33:25 Qorshaha xeryaha ciidamada milateriga
39:15 Dagaalkii Calmiskad iyo midnimada Soomaaliya
42:25 Dastuurka iyo arrinta madaxweyne ku xigeenka
48:39 Ballanqaadyadii Xukuumadda maxaa hortaagan?
53:30 Doorashada qof iyo cod iyo tan dadban
1:06:34 Laftagareen maxaa bannaanka geeyay?
1:15:16 JSP, xisbiyada kale iyo arrinta Gedo
1:28:40 Arrimaha dhulka
1:36:28 Somaliland, aqoonsiga iyo saldhigga Israa’iil
1:42:45 Tartanka xilalka agaasimayaasha dowladda
1:48:10 Waddooyinka iyo Muqdisho Cusub
1:54:48 Xarunta cusub ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha
1:57:35 Xilka Ra’iisul Wasaaraha iyo xiriirka Madaxweynaha
2:03:47 Gabagabo
📍 [Dawan TV]( / @dawan_tv )
🌐 [Dawan TV](https://www.dawan.so/) | [Dawan Africa](https://www.dawan.africa) | [Bawabah Africa](https://www.bawabah.africa)
#XamseCabdiBarre #MiizaanPodcast #DawanTV #Soomaaliya #Doorashooyinka