Перейти к содержимому

Maxaa Ka Cusub Hirshabelle? Wareysiga Madaxweynaha Hirshabelle Ali Guudlaowe | Miizaan Podcast

Dawan TV

0:00 / 0:00

Maxaa Ka Cusub Hirshabelle? Wareysiga Madaxweynaha Hirshabelle Ali Guudlaowe | Miizaan Podcast

29 820 просмотров · 3 мес. назад
Dawan TV
43,2 тыс. подписчиков
29 820 просмотров · 3 мес. назад
Kusoo dhawaada xalqad xasaasi ah oo kamid ah Miizaan Podcast, oo si toos ah idin kaaga imaanaysa magaalada Jowhar! Xalqadaan oo ay daadihinayaan Ali Nur Salad, iyo Xuseen Cabdi Aadan waxaan marti ku ah Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle, Ali Abdullahi Hussein (Ali Guudlaowe). Waxaan si qoto dheer u weydiinay su'aalo khuseeya: Xaaladda amniga ee Jowhar iyo dhibaatada jidka isku xira Muqdisho iyo Jowhar (90km). Isbaarooyinka iyo amniga wadooyinka Hirshabelle. Miisaaniyadda, canshuuraha, iyo daah-furnaanta maamulka dhaqaalaha. Mashaariicda xasilinta ee laga fuliyay deegaanadii laga xoreeyay cadowga. Muddadii uu xafiiska joogay maxaa u qabsoomay maamulka Hirshabelle, maxaase dhiman? Daawasho wacan! La wadaag asxaabtaada, na sii saar Subscribe si aadan u seegin xalqadaha dambe! Time Codes 00:00 - Hordhaca Miizaan Podcast iyo Soo dhawaynta Martida (Jowhar) 01:39 - Arrimaha Amniga: 06:16 - Maamul Daadejinta Hirshabeelle 12:39 - Mashaariicda Hirshabeelle 28:15 - Isbaarooyinka 29:11 - Dakhliga Hirshabeelle 30:09 - Doorsahooyinka 33:48 - Ali Guudlaawe Musharrax miyaa? 37:44 - Intee daggen yihiin Masuuliyiinta Hirshabeelle? 📍 Subscribe: / @dawan_tv 💬 Ra’yigaaga ku reeb faallooyinka 🔔 Nala soco si aad u hesho wareysiyada ugu xiisaha badan Soomaaliya! https://www.dawan.so/ https://www.dawan.africa https://www.bawaba.africa Download Dawan App Today https://onelink.to/5vv232