Перейти к содержимому

​Habeenkii Arooskayga Ayuu Iga Tagay! Qiso Dhab Ah Oo Xanuun Iyo Guul Leh

sahal sheeko и ещё 4

0:00 / 0:00

​Habeenkii Arooskayga Ayuu Iga Tagay! Qiso Dhab Ah Oo Xanuun Iyo Guul Leh

5 473 просмотра · 4 недели назад
sahal sheeko и ещё 4
5 473 просмотра · 4 недели назад
​#QisoDhabAh #SheekoXiisoLeh #StorytimeSomali #RahafIyoYasser #GuulIyoSamir #Aroos #SomaliPodcast #QisooyinSomali ​Habeenkii aroosku wuxuu ahaa habeenkii ugu quruxda badnaa noloshayda, laakiin si aanan filanin ayay wax walba isu beddeleen. Ninkayga Yasser ayaa ka baxay hoolka arooska oo aan dib loo arag. Maalmo ka dib waxaan ogaaday inuu gurigiisii faaruqiyay oo fariin qoomamo ah iigu tagay. ​Laakiin sheekadu halkas ku ma dhamaanin... Piri si aad u maqashid sida ay Rahaf nololeeda dib ugu dhistay, guul weyn ku gaadhay, iyo wixii dhacay markii uu Yasser dib u soo laabtay isagoo fursad dambe biddaaya! ​🔔 Subscribe dheerow si aad u hesho qisooyinka ugu xiisaha badan ee Somali Storytime ah! 👍 Sidoo kale Like iyo Share dheh si ay dad badan u gaadho.