DEG-DEG:BAYDHABO! ODAYAASHA DHAQANKA OO LA XIRAY—WEERAR CIIDANKA LAFTAGAREEN OO QORSHE XIISAD ADAG!
SOCDAL SOMALI MEDIA
0:00 / 0:00
DEG-DEG:BAYDHABO! ODAYAASHA DHAQANKA OO LA XIRAY—WEERAR CIIDANKA LAFTAGAREEN OO QORSHE XIISAD ADAG!
700 просмотров · 8 ч назад
SOCDAL SOMALI MEDIA
5,31 тыс. подписчиков
700 просмотров · 8 ч назад
Wararkii ugu dambeeyay ee ka soo baxaya Baydhabo ayaa sheegaya in xaaladdu sii cakirmeyso, iyadoo la soo sheegayo xarig loo geystay qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka iyo dhaqdhaqaaqyo ciidan oo laga dareemayo magaalada iyo nawaaxigeeda.
Wararka ayaa sidoo kale tilmaamaya xiisad amni iyo qorsheyaal ciidan, iyadoo xaaladda Baydhabo ay weli tahay mid xasaasi ah. Waxaan idiin soo gudbineynaa faahfaahinta ugu dambeysa iyo waxa laga ogyahay dhacdooyinka socda.
Qodobada muhiimka ah: 🔴 Odayaasha dhaqanka iyo xarigga la soo sheegay
🔴 Xiisadda ka taagan Baydhabo
🔴 Dhaqdhaqaaqa ciidamada Laftagareen
🔴 Wararka ku saabsan weerarrada iyo qorsheyaasha socda
🔴 Maxaa xigi kara saacadaha soo socda?
👉 Subscribe saar CODKA DALKA
👍 Like saar muuqaalka
💬 Comment ku reeb fikirkaaga
🔔 Gambaleelka daar si aadan u seegin wararka degdegga ah.
#Baydhabo #Laftagareen #KoonfurGalbeed #Somalia #DegDeg #WararkiiUguDambeeyay #Xiisad #CodkaDalka