Q : 31 aad || Dayn aan lacag ahayn || sidee loo bixiyaa? || Taxanaha #Nabadoon
NABADOON Ahmed и Xarunta - H/DH Caa’isha TV
0:00 / 0:00
Q : 31 aad || Dayn aan lacag ahayn || sidee loo bixiyaa? || Taxanaha #Nabadoon
3 918 просмотров · 3 недели назад
NABADOON Ahmed и Xarunta - H/DH Caa’isha TV
3 918 просмотров · 3 недели назад
Yamaarug Qodax-tool ayaa dalkii kusoo laabtay, Ubax oo ay guur ku balansanaayeena wuu waayey, laakiin xusuusteeddii baa meel walba hor taagan, oo sheekadda Baar, Ceebla, & Gorof oo ah qoyskii Ubax baa qisooyin xanuun badan Bulshadda weli ka sheekaynaysaa.
Dhanka kale, dhalinyaradii Xiddigaha shirarkii waxay u beddeleen ficil, halka xiriirka aan la isku sheegan uu Yaasmiin iyo Sarmaan uu si tartiib ah usii xoogaysanayo. Dr. Raydabna dhankiina uu jacayl aan loo ogayn uu dillooday.
Aduun amakaag badnaa. Dhan walba xisaabaad baa lakala gudanayaa, dayn nama waa lakala qaadanayaa aan la bixin doonin.
“Nabsi ruuxii gaaxshaa, godobtiisa maalee, sidaan anigu kuu galay….” Hees hore.