Перейти к содержимому

English Akhriskiisa sidee u bilaabaa? Aan Barano dhawaaqyada | Casharka 11aad

Macalimad Saciido

0:00 / 0:00

English Akhriskiisa sidee u bilaabaa? Aan Barano dhawaaqyada | Casharka 11aad

2 842 просмотра · 8 дн. назад
Macalimad Saciido
30,7 тыс. подписчиков
2 842 просмотра · 8 дн. назад
Ma rabtaa inaad barato sida erayada English-ka loo akhriyo? 🇬🇧🇸🇴 Casharka 11aad ee Book 1, waxaan si fudud ugu baran doonnaa sida codadka xarfaha la isugu xiro si loo akhriyo erayo cusub. Waxaad ku tababaran doontaa erayo waxtar u leh nolol maalmeedka, waxaadna baran doontaa sida erayada loogu isticmaalo jumlado fudud. Casharkan waxaa loogu talagalay ardayda bilowga ah ee rabo iney tallaabo tallaabo u horumariyaan akhriska English-ka. 📚 Daawo ilaa dhammaadka, ku celi erayada, oo samee shaqada guriga (homework). 💬 Faallada ku qor: Waa kee erayga aad maanta si fiican u akhrisay? Macalimad Saciido 🇬🇧🇸🇴 English for a Brighter You. #BaroEnglish #EnglishSomali #LearnEnglish #EnglishReading #MacalimadSaciido #beginners