YAA DILAY MADAXWAYNAHII YAMAN CALI CABDALA SAALAX |SAAXIIBADII SHALAY IYO CADOWGA MAANTA
Geedi Show
0:00 / 0:00
YAA DILAY MADAXWAYNAHII YAMAN CALI CABDALA SAALAX |SAAXIIBADII SHALAY IYO CADOWGA MAANTA
9 614 просмотров · 2 мес. назад
Geedi Show
31,4 тыс. подписчиков
9 614 просмотров · 2 мес. назад
Muddo ka badan 33 sano ayuu Cali Cabdalla Saalax hoggaaminayay Yemen, isaga oo noqday mid ka mid ah hoggaamiyeyaashii Carabta ee ugu muranka badnaa. Intii uu xilka hayay waxaa dhacay mideyntii Yemen, dagaallo sokeeye, loollan siyaasadeed, lix dagaal oo lala galay Xuutiyiinta, kacdoonkii 2011, iyo ugu dambeyn inuu ka dego xilka.
Muuqaalkan waxaad ku ogaan doontaa safarkiisii siyaasadeed, sida uu talada ku yimid, doorkiisii mideynta Yemen, dagaalladii uu la galay Xuutiyiinta, sababihii keenay kacdoonkii shacabka, iyo sida uu markii dambe isbahaysi ula sameeyay kooxdii uu sannado badan la dagaallamayay.
Daawo muuqaalka ilaa dhammaadka si aad u fahamto qisada buuxda ee Cali Cabdalla Saalax iyo dhacdooyinkii beddelay taariikhda Yemen.
*Fadlan Like saar, Subscribe samee, Share garee, kana tag fikirkaaga qeybta faallooyinka.*
#AliAbdallahSaleh #Yemen #Taariikh #Xuutiyiinta #Siyaasad #BarigaDhexe #Dagaal #MideyntaYemen #Kacdoonka2011 #GeediShow #SomaliYouTube #Warbixin #TaariikhdaCarabta #Falanqeyn #XogTaariikhiAh