Sidee ninkan dhul banaan ugu badalay ganacsi weyn? -The Calaf Group Story – Part 2
Dirshe Show
0:00 / 0:00
Sidee ninkan dhul banaan ugu badalay ganacsi weyn? -The Calaf Group Story – Part 2
13 019 просмотров · 1 дн. назад
Dirshe Show
32,9 тыс. подписчиков
13 019 просмотров · 1 дн. назад
Qaybta 2-aad ee barnaamijki aan uga hadlaynay shirkadda Calaf Group, waxaan si gaar ah diiradda ugu saaraynaa, daawadayaashuna arki doonaan
1-Wax kasta oo qurxoon inay mar ahaayeen meel banaan oo dadaal badan la galiyey, si looga dhigo wax muuqda oo qiime weyn leh.
2-Lo’da caanaha badan ee New jersey oo lagu quudinayo calafka ay soo saarto shirkadda Calaf group, waxaana maamulaha xarunta uu faah faahin naga sii doonaa cilmiga ku duugan in xoolaha loo dhaqdo si aqooni ku jirto, isagoo Lo’dan ka soo saara ilaa 25 liter oo caano ah saciiba.
3-Qaybta ugu dambaysa Axmed Cabdi Yaasiin maamulaha shirkadda Calaf Group, waxa uu uga hadlayaa qaladaadka ay sameeyaan dadka bilaabaya mashruucan calafka xoolaha iyo sida ay tahay in looga fakaro maalgashiga beeraha.
ENGLISH
In Part 2 of our program about Calaf Group, we focus on three key areas that viewers will explore:
1. From Empty Land to a Valuable Investment: Every beautiful and productive place was once an empty piece of land that required significant effort, hard work, and investment to transform it into something valuable and productive.
2. High-Milk-Producing Jersey Cows: Viewers will see Jersey cows being fed livestock feed produced by Calaf Group. The farm manager will explain the science behind modern, knowledge-based livestock farming and how proper feeding and management enable these cows to produce up to 25 liters of milk per cow per day.
3. Common Investment Mistakes and Agricultural Opportunities: In the final segment, Ahmed Abdi Yasin, the manager of Calaf Group, will discuss the common mistakes people make when starting livestock feed production businesses and explain how aspiring investors should approach agricultural investment strategically.