Перейти к содержимому

Lo’dan $1300 Maxaa Ka Dhigay Mid Qaali Ah?

Amiirka Cas и Abdirahman Kaliitow

0:00 / 0:00

Lo’dan $1300 Maxaa Ka Dhigay Mid Qaali Ah?

1 511 просмотров · 1 день назад
Amiirka Cas и Abdirahman Kaliitow
1 511 просмотров · 1 день назад
🐪🔥 SUUQA XOOLAHA AFGOOYE OO IGA YAABIYEY! 😱 | Qiimaha xoolaha sida ariga & Lo’da Maanta waxaan booqannay Suuqa Xoolaha Degmada Afgooye ee Gobolka shabeelaha hoose, halkaas oo aan kusoo aragnay xoolo kala duwan iyo qiimayaashooda! 😍🐐 Muuqaalkan waxaad ku ogaan doontaa qiimaha sida ariga iyo lo’da, sida ganacsiga xooluhu uga socdo suuqa, iyo waxyaabaha yaabka leh ee aan kusoo aragnay booqashadeenna. Qiimaha xoolaha qaarkood runtii waa mid lala yaabo! 😱💰 🎥 Muuqaalkan waxaad ku arki doontaa:. 🐐 Ariga iyo qiimaha lagu kala iibsanayo. 🐄 Lo’da iyo xaaladda suuqa. 💰 Ganacsatada xoolaha iyo sheekooyinka suuqa. 🇸🇴 Nolosha iyo ganacsiga Suuqa Xoolaha Afgooye. 👇 SU’AASHA MAANTA: Haddii aad suuqa joogto orgi ama lo’ ayaad iibsan lahayd? Qiimahee ayaad u aragtaa mid macquul ah? Nagu soo qor faallooyinka! 💬🔥 👍 Haddii aad ka heshay muuqaalkan, LIKE saar, la wadaag asxaabtaada, hana iloobin inaad SUBSCRIBE saarto kanaalka si aadan u seegin muuqaallada cusub ee xiisaha leh! 🔔 Daar gambaleelka ogeysiiska si aad ula socoto safarradeenna, suuqyada xoolaha iyo qiimaha xoolaha Soomaaliya. ❤️ Mahadsanidiin taageeradiinna! #somalia #somaliyoutuber #travelsomalia #afgooye #exploresomalia #travel #travelvlog #visitsomalia