Перейти к содержимому

Al-Itixaad Iyo Bari | Sheikh Cabdiwaaxid Xashi | Kaydka Taariikhada | Xalqada 9aad

RM Somali TV и Abshir Kabayare

0:00 / 0:00

Al-Itixaad Iyo Bari | Sheikh Cabdiwaaxid Xashi | Kaydka Taariikhada | Xalqada 9aad

3 337 просмотров · 8 мес. назад
RM Somali TV и Abshir Kabayare
3 337 просмотров · 8 мес. назад
Xalqada 9aad | Kaydka Taariikhda Sheekh Cabdiwaaxid Xaashi Xasan Qaybtan waxay ka hadlaysaa marxaladihii Al-Itihaad al-Islamiya sanadihii 1991–kii kadib: 1- Shirkii Jabuuti ee 1991 oo lagu go’aamiyay jihada ururka. 2- Mucaskarkii Dhuublay iyo dood ku saabsan u guurista Bari. 3- Dhismaha mucaskarka Bari. 4- Bilowgii isku dhaca bulshada Bari iyo Al-Itihaad. 5- Qorshaha ururka ee maamul/dawladnimo ka hirgasha Bari. 6- Xassan Daahir Aweys #KaydkaTaariikhda #RMSomaliTV