Jeenan | Abdi Hassan Dige | Official Music Video 2026
IFIYE MUSIC
0:00 / 0:00
Jeenan | Abdi Hassan Dige | Official Music Video 2026
1 118 просмотров · 10 дн. назад
IFIYE MUSIC
1,56 тыс. подписчиков
1 118 просмотров · 10 дн. назад
Heestani waxay kamid tahay heesaha ugu caansan ee gayiga Soomaaliyeed, waxaana qaadaya fanaanka weyn Abdi Hassan Dige. Heesta caanka ah ee Jeenan waa hees Qaaraami ah oo xambaarsan erayo macaan iyo dareen qoto dheer: Jeenan Tii ku siin lahayd jeenankaa, midii ku siin lahayd hadey... Fanaanka Qaranka Abdi Hassan Dige ayaa si qurux badan ugu luuqeeyey heestan, taas oo kamid ah heesaha xusuusta iyo qiimaha gaarka ah ku leh fanka Soomaaliyeed. Ifiye Music • Ifiyaha Fanka Soomaaliyeed 🎶
#Jeenan #AbdiHassanDige #AbdiHassan #SomaliMusic #HeesahaSoomaaliyeed #FankaSoomaaliyeed #HeesQaaraami #Qaaraami #SomaliClassics #SomaliSongs #HeesoSoomaaliyeed #FankiiHore #IfiyeMusic #SomaliMusic2026