Перейти к содержимому

PUBLIC HEALTH | Wax ka ogoow Taqasuskaan iyo waxuu qabto

Dr Adnan Abdallah

0:00 / 0:00

PUBLIC HEALTH | Wax ka ogoow Taqasuskaan iyo waxuu qabto

40 833 просмотра · 4 года назад
Dr Adnan Abdallah
154 тыс. подписчиков
40 833 просмотра · 4 года назад
Asxaab nagu xiran ayaa Marar badan naga codsadeen in aan ka hadlo Taqasuska Public health oo katirsan kuliyada Health science. Insha Allah maanta ayaan soogelindoona muuqaal aan kusoo koobeyno kuliyadaan anagoo uga jawaabidoono su’aalahaan: 1. Waa maxay public health? 2. Muxuu uga duwanyahay Caafimaadka iyo qaliinka? 3. Yaa ka shaqeeyo Public health? 4. Waa sidee shaqada Public health iyo sida ey isugu xirantahay? 5. Gabagabo. Si aad uheshid ciwaano xiiso leh, rukumo oo subscribe saar kanaalkeena YouTube.. raac linkiga.    / dradnanabdallah