Перейти к содержимому

10 caado ay leedahay gabadha isku kalsoon | Become her

Sagal Ali

0:00 / 0:00

10 caado ay leedahay gabadha isku kalsoon | Become her

82 943 просмотра · 1 мес. назад
Sagal Ali
58,2 тыс. подписчиков
82 943 просмотра · 1 мес. назад
Kalsoonida ma aha wax aad hal maalin lasoo kacdo adigoo si lama filaan ah u helay. 🤍 Mararka qaar, kalsoonida waxay ka bilaabataa caadooyin yaryar oo aad maalin kasta naftaada ugu muujiso inaad qiimeyso, ku kalsoon tahay, oo aad daryeesho. Muuqaalkan waxaa kugula wadaagayaa 10 caado yaryar ay leedahay gabadha isku kalsoon. Iga soo raac baraheyga bulshadda : TikTok https://www.tiktok.com/@sagalicios?_t... Instagram https://www.instagram.com/sagalicios?... Facebook https://www.facebook.com/share/14xe6t... #SelfImprovement #Confidence #SomaliYouTuber #SelfCare #BecomeHer #SomaliWomen