GAJO IYO RAJO | Nolosha Barakacayaasha Baraawe
Radio Baraawe FM 89.5
0:00 / 0:00
GAJO IYO RAJO | Nolosha Barakacayaasha Baraawe
1 662 просмотра · 12 дней назад
Radio Baraawe FM 89.5
1,19 тыс. подписчиков
1 662 просмотра · 12 дней назад
Abaartu waxay qoysas badan ku qasabtay inay ka tagaan guryahoodii, xoolahoodii iyo noloshii ay yaqaaneen.Baraawe, qoysas barakacayaal ah ayaa maanta wajahaya caqabado ay ka mid yihiin biyo yari, cunto yari, hoy la’aan iyo waxbarasho la’aan carruurtooda.
Documentary-gani wuxuu si dhow u eegayaa nolosha qoysaskan, caqabadaha ay la kulmaan iyo rajada ay ka qabaan mustaqbal ka wanaagsan.
GAJO IYO RAJONolosha Barakacayaasha BaraaweBaraawe, Soomaaliya
A Documentary by Radio Baraawe – RB 89.5 FM
#GajoIyoRajo #RadioBaraawe #RB895FM #Baraawe #Barakacayaal #Drought #Somalia #Documentary