Перейти к содержимому

Sida Loo Helo Loona Raadiyo Deeqaha Waxbarasho ee Caalamiga ah | Workshop-ka oo Dhan

Mubarak Hugur

0:00 / 0:00

Sida Loo Helo Loona Raadiyo Deeqaha Waxbarasho ee Caalamiga ah | Workshop-ka oo Dhan

11 314 просмотров · 1 месяц назад
Mubarak Hugur
92,3 тыс. подписчиков
11 314 просмотров · 1 месяц назад
muuqaalkan waxaan idinla wadaagayaa qaybtii dhammaystiranayd ee workshop-kii Study Abroad Opportunities oo ay soo qabanqaabisay Yool Education. Workshop-kan waxaan kaga hadlaynay fursadaha waxbarasho ee dibadda iyo sida ardaydu u heli karaan waddooyin sax ah oo ay ugu gudbi karaan waxbarashada caalamiga ah. Waxaad ka baran doontaan: 🎓 Sida loo raadiyo loona helo deeqaha waxbarasho (Scholarships) 🌍 Dalalka ugu badan ee bixiya fursadaha waxbarasho 📊 Tirakoobka ardayda caalamiga ah iyo meelaha ay waxbarashada u aadaan 🏫 Sida loo doorto dalka iyo jaamacadda kugu habboon 📝 Habka codsiga jaamacadaha (Admission Process) 🛂 Habka dal-ku-galka ardayda (Student Visa Process) 📄 Dukumentiyada muhiimka ah ee loo baahan yahay ⚠️ Khaladaadka ay ardaydu galaan marka ay codsanayaan deeqaha 🔎 Website-yada rasmiga ah ee laga raadiyo fursadaha waxbarasho Waxaan rajaynayaa in muuqaalkani uu kaa caawiyo inaad fahanto halka laga bilaabo iyo sida loo diyaariyo qorshahaaga waxbarasho ee dibadda. Haddii aad ku cusub tahay safarka waxbarashada dibadda: ✅ Subscribe garee channel-ka ✅ La wadaag qof u baahan macluumaadkan ✅ Ka faa'iidayso fursadaha jira 🌍 Yool Education – Your Gateway to Global Education #StudyAbroad #Scholarships #Education #SomaliStudents #InternationalEducation #YoolEducation