Перейти к содержимому

Maxaa Dhexmaray Ahlu Sunna iyo Farmaajo? Waa maxay se yoolka Sheekh Shaakir iyo Xisbigiisa Towfiiq?

BBC News Somali

0:00 / 0:00

Maxaa Dhexmaray Ahlu Sunna iyo Farmaajo? Waa maxay se yoolka Sheekh Shaakir iyo Xisbigiisa Towfiiq?

135 379 просмотров · 1 год назад
BBC News Somali
996 тыс. подписчиков
135 379 просмотров · 1 год назад
Sheekh Maxamed Shaakir, oo ah guddoomiyaha ururka siyaasadeedka Towfiiq iyo hoggaamiyaha Ahlu Sunna Wal Jamaaca, ayaa wareysi gaar ah siiyay wariyaha BBC Somali Xasan Sheekh Cumar. Wareysigan waxaa lagu qaaday arrimo xasaasi ah oo si weyn uga qeyb ah siyaasadda Soomaaliya, gaar ahaan wixii dhab ahaantii dhexmaray Ahlu Sunna iyo dowladdii uu hoggaaminayay Madaxweyne Farmaajo, ujeeddada dhabta ah ee uu ka leeyahay ururka cusub ee Towfiiq, doorka ururkaasi ku leeyahay dagaallada ka socda dalka gaar ahaan gobollada dhexe, aragtidiisa ku aaddan xaaladda siyaasadeed, iyo amni ee maanta, iyo sidoo kale su’aalaha culus ee la xiriira taageerada uu ka helo culimada, dhalinyarada iyo dadka deegaanka.