Перейти к содержимому

Sirtii Ugu Weynayd ee la xaday: Qiso Sirdoon oo Xasaasi ah

0:00 / 0:00

Sirtii Ugu Weynayd ee la xaday: Qiso Sirdoon oo Xasaasi ah

2154
2154
Sheekadan waxaan ku eegaynaa lammaanihii lagu eedeeyay inay xadeen sirihii ugu waaweynaa ee nukliyeerka Maraykanka una gudbiyeen Midowgii Soofiyeeti. Sidee loo ogaaday? Yaa bixiyay xogta? Muxuu ku dhammaaday kiiskan taariikhda galay? Daawo qisada ilaa dhammaadka si aad u ogaato xaqiiqooyinka yaabka leh ee ka dambeeyay in la xado sirtii atoomic. 👍 Like saar 💬 Comment ku reeb fikirkaaga 🔔 Subscribe saar HARUUB QISO si aad u hesho qisooyin sirdoon iyo taariikh oo cusub