Waxaan ogaaday inaan hal shay aad uga cabanayo 😂 | Istanbul Part 2
Yasz visions
0:00 / 0:00
Waxaan ogaaday inaan hal shay aad uga cabanayo 😂 | Istanbul Part 2
769 просмотров · 1 мес. назад
Yasz visions
1,85 тыс. подписчиков
769 просмотров · 1 мес. назад
Istanbul Part 2 🇹🇷🤍
Qaybtan labaad ee safarkayga Istanbul, waxaan sii wadaagay maalmahaygii magaalada, meelihii aan booqday, waxyaabihii aan sameeyay iyo wax walba oo safarku ii keenay.
Waxaanan filayn inaan hal shay intaas oo dhan ka hadlo… 😂 Laakiin markii aan editing-ka sameynayay ayaan ogaaday inaan wax badan ka hadlay!
Daawo ilaa dhammaadka oo ila soo wadaag: maxay kula tahay? 🤍
Haddii aad ku raaxaysatay vlog-ga, ha ilaawin inaad LIKE, COMMENT & SUBSCRIBE samayso. 🫶🏽
Istanbul Vlog 🇹🇷 | Part 2