Перейти к содержимому

Qanjirka THYROID GLAND | cudurada ku dhicikaraan-HYPER/HYPO

Dr Adnan Abdallah

0:00 / 0:00

Qanjirka THYROID GLAND | cudurada ku dhicikaraan-HYPER/HYPO

45 398 просмотров · 6 лет назад
Dr Adnan Abdallah
154 тыс. подписчиков
45 398 просмотров · 6 лет назад
Thyroid GLAND waa mid kamid ah qanjirada ugu muhiimsan ee kuyaala Jirkeena. Xubintaan waxey jirka kaga taala qeynta hore ee dhuunta inta i dhaxeyso lafta Jocorta iyo qeybta kore ee feeraha. Xubinta xanuuno badan ayaa ku dhicikaraan balse muuqaalkaan waxaan kusoo koobay xanuunada ugu badan ee kudhaco hadii shaqada qanjirka ey wax iska badasho. Waxaan rajeynayaa in aad waxbadan ka faaiidi doontid. Weydiin, Talo iyo Boogaadin intaba iigureeb qeybta hoose ee commentska. Igalasoo xiriir: Facebook: Dr. Abdnan Abdallah Instagram: @adnan_dr2 Mahadsanid.