Перейти к содержимому

Barashada AI maxuu manta noloshaada iyo shaqadaada ka beddeli karaa? | Imaam Yuusuf

Istoosi Media

0:00 / 0:00

Barashada AI maxuu manta noloshaada iyo shaqadaada ka beddeli karaa? | Imaam Yuusuf

2 405 просмотров · 11 часов назад
Istoosi Media
16,3 тыс. подписчиков
2 405 просмотров · 11 часов назад
Ku soo dhawoow ISTOOSI MEDIA, madashaan waxad kala socon karto barnaamijyada iyo doodaha ay soo jeediyaan Cali Gaashaan & Maxamed Wardheere. Barnaamijkan waxa diiradda lagu saaraa wacyigelinta bulshada Soomaaliyeed, dhaqanka, qoyska, dhalinyarada iyo arrimaha bulshada, iyadoo laga hadlayo caadooyinka iyo dhaqamada u baahan in dib loo saxo, lana soo bandhigo talooyin iyo aragtiyo wax dhisaya. 🎧 Dood • Wacyigelin • Talo • Aragti 🌐 Website: [https://siliconlakes.ai/] 🌐 Website: [https://istoosiglobal.com/] 📌 ISTOOSI MEDIA Warbaahin bulshada u adeegta, kuna soo bandhigta waxyaabo macno iyo faa’iido leh. 👍 Like saar muuqaalka 💬 Aragtidaada nala wadaag 🔔 Subscribe saar kanaalka si aad ula socoto qaybaha cusub. #IstoosiMedia #CaliGaashaan #MaxamedWardheere #Podcast #Wacyigelin #Soomaali